high school
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
high school
/hay-iskuul/ (n) dugsi-sare.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
night school
/ (n) iskuulka habeeynkii la dhigto.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
dugsiga sare
n. phr. high school
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
graduate
/graajuweyt/ (n) 1. qofka ka qalin-jabiya jaamacad, kulliyad ama dugsi. e.g. He is a high school graduate. (n) 2. wax-barashada ka sarraysa heer jaamacadeed. e.g. a graduate school. (v) 3. qalin-jabin.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
dibloomo
-dibloomada: (n) diploma (di-polomay, certificate (sarti-fikeeyt); degree (digrii) ~ shahaado. Ex: dibloomada dugsiga sare ma haystaa? do you have a high school diploma?
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
dugsi sare
(n) high school (haay iskuul)
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
shahaado
-shahaadada: (n) diploma (di-poloma); certificate (sarti-fikeeyt); degree (digrii) ~ dibaloomo. Ex: shahaadada dugsiga sare ma haystaa? do you have a high school diploma?
shahaado -shahaadada: (n) witness (wit-nes)
shahaado -shahaadada: (n) the first duty of a Muslim person
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dugsiga_sare
de: high school, secondary school
lx: dugsiga sare
ps: np
key: dugsiga_sare
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
high chair
/hay-jeer/ (n) kursi-dheer, siiba midka carruurtu ku cuntayso.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
grade school
/greydh-iskuul/ (n) dugsi-hoose.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
trade school
/treydh skuul/ (n) dugsi sare ee ganacsi.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Nursing School
Dugsiga Kalkaaleyaasha
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
private school
/prayvit skuul/ (n) iskuul lacag ah (biribaati).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
higgasho
m.dh la-mid: hingood.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Higsasho
(Higsasha-da)
Si laballixaadsi ah, oo wax horreeya ama dheereeya oo la doonayo in laga daba tago ama la haleelo ama la gaaro ama aan laga harin, u socosho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
higsasho
m.f.dh eeg higso.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
higsasho
-da: (magac, dhedig, keli) wax aad doonaysid inaad taabtid ama gaadhid, si laballaxaadsi ah u tiigsad, u dabajjoogid.
higsasho-da: (magac, dhedig, keli) si laballixaadsi ah, oo wax horreeya ama dheereeya oo la doonaayo in laga dabatago, la haleelo, la gaaro ama aan laga harin, u socosho.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
dayschool
/dhey-sikuul/ (n) iskuulka maalintii la aado. (la dhigto)
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
high class
/hay-klas/ (adj) heer sare ah.